Heestii Maandeeq…Nuskhad Mareykanka Oo Soo Baxday!

La Wadaag Asxaabtaada

Bog facebook ah oo lagu magacaabo “Kulmiye” ayaa baahiyey muuqaal gaaban oo ah gabar Mareykan ah oo ku luuqeyneysa heesta Maandeeq.

Xaqiiqonews-Muuqaalo

Muuqaalka oo soconaya ku dhawaad 3 Daqiiqo, ayaa waxaa ka soo muuqanaya gabar caddaan ah oo gacanta ku heysata kaban,

Waxyaabah sida gaar ah dadka usoo jiitay waxaa ka mid ah in gabadha qeybta dambe ee heesta ay ka dhigtay afka Ingiriisi, taasi oo heesta dhigtay “nuskhad afgiriisi ah” oo ka tirsan heestii xoriyadda ee Maandeeq.Sidoo kale Aqriso: 5-hees-oo-soomali-ah-oo-lagu-tilmaami-karo-dhiirigiliyaasha-ugu-fiican.

Qeybta hoose ka daawo muuqaalka heesta Maandeeq oo Af-ingiriis ah.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada