HIIRAAN:Gaaljecel oo dooneysa gudoomiyaha gobolka hiiraan iyo Cosoble oo ku dhagan#xog

-

Waxaa magaalada baladweyne ku joogo booqosho madaxweynaha maamulka hirshabelle cali cabdulaahi cosoble iyadoo wararka ay sheegayaaan in muran xooggan uu ka jiro qaabka awood qeybsiga maamulka hiiraan.
beesha gaaljecel ayaa dadaal ugu jira sidii ay ku heli lahaayeen xilka gudoomiyaha gobolka balse cosoble ayaa arintaasi si aad ah oga soo horjeeda isagoo doonaya in uu xilkaasi u dhiibo siyaasi beeshiisa ah .
Xilka gudoomiyah gobolka hiiraan waxaa qaadata beesh xawaadle balse gaaljecel ayaa ku doodaya in markan iyaga xaq u leeyihiiin madaama xawaadle ay yihiin madaxweynaha Hirshabeelle.

WIXII WARAR AH EE SOO KORDHA KALA SOCO XAQIIQONEWS

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...