Hindiya Oo 3.5 Milyan Oo Fuusto Qiimo Raqiis Kaga Iibsaneysa Shidaalka Ruushka

-

Wargeyska Times of India ayaa sheegay in New Dalhi ay dooneyso in heshiis ay la gaarto Mooskow si loogu soo dhoofiyo 3.5 Milyan oo bermiil oo shidaal waliba qiimo aad u hooseeya.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Heshiiskan cusub ayaa ka dhigan in Hindiya aysan albaabada ka xiran saaxibkeedii hore ee Ruushka oo wajahaya cunuqabateyno badan oo lagu soo rogay tan iyo markii uu bilowday dagaalka Yukrayn.

Wargeyska waxa kale uu tilmaamay in qorshaha heshiiskan ay qaadan doonto dhowr biloow.

Goor sii horreysay oo todobaadkan ah, wasiirka shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah ee Hindiya Hardeep Singh Pur ayaa sheegay in New Delhi ay tixgelineyso dalabka Ruushka ee ah in laga iibsado shidaalak cayrinka ah waliba qiimo aad u hooseeya xilli ay ka sii darayaan xiisadaha ka taagan Yukrayn.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...