Hogaamiye Caan oo Dalal badan Maqaayado Ku leh iyo Qaar ka mid ah Maqaayadihii Oo la xiray#sabab

-

Hogaamiyaha kuuriyada waqooyi KIm JUn Un ayaa waxaa uu leeyahay maqaayado badan oo ku kala yaalla dalalka kala duwan ee caalamka.
hase ahaate siyaasadda Kuuriya ee ku dhisan tijaabinta nukliyeerka ayaa waxa ay keentay in la xiro dhowr maqaayad oo ay dunida ku lahaayeen.
warar hoose ayaa waxaa sheegayaan in madaxada maleesia ay go,aansadeen in ay xiraan maqaayad caan ah oo ay laheed kuuriyada waqooyi oo ku tiilay caasimadda Kuwalalambuur.
Baarkani la xiray ayaa ka mid ah 10 maqaayad Oo kuuriyada waqooyi ay ku leedahay guud ahaan qaaradda Asiya.
arintani ayaa daba socoto xariirka labada dal oo xumaaday ka dib markii mr Kim Jun oo ka ceeyriyey dalkisa safiirka Malesia markii walalkiisa lagu dilay malesia halka dowladda maleesiya ay iyada burisay safiirkii kuuriyada waqooyi u fadhiyey kuwalalambuur.

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...