Hogaamiye kooxeed caan ahaa oo farmaajo ka dalbaday xil aad culus# aqriso waa kuma?

La Wadaag Asxaabtaada

Jeneraal Maxamed Yuusuf Indha Cadde oo maalmahan dambe la hadal hayey in xil aad u adag looga dhiibi doono dowladda uu hoggaaminayo Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa hadda waxaa lasoo sheegayaa inuu dalbaday xil aad u culus.
Jeneraalka oo lagu yaqaanno dagaalladii hogaamiye kooxeedka , sidoo kalena aad u howlgelin kara ciidamada xoogga dalka ayaa dalbaday in loo magacaabo taliyaha ciidamada lugta.
Indha Cadde ayaa sheegay in haddii xilkaasi loo dhiibo uu hubo in sanad gudahiisa uu guud ahaan dalka uga saari doono waxa uu ugu yeeray Maleeshiyaadka Al-shabaab.
Waxaa kaloo indha Cadde uu sheegay inuu aad ugu xeel dheeryahay jabinta Alshabaab, dagaal gelinta ciidamada iyo sidii kale abaabulka weerarada dagaal.
Farnaajo ayaa laga war sugayaa shaqada uu u dhiibi doono Indha Cadde maadaama uu yahay shaqsi ay aad isugu dhow yihiin, waxaana laga yaabaa in xilkaasi mid ka weyn loo magacaabo.
balse siyaadda farmaajo oo maba marka ka danbeysa sii noqoneysay mid lumineysa taageerada shacabka ayaa hadii uu indha cadde xilka u dhiiba waxa uu wey doonaa taageero shacbi ag

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada