Hogaamiyihii Maafiyada Taliyaaniga” Tutu Monster'” oo Geeiyooday(Aqriso faafaahin)

-

Hogaamiyaha Maafiyada Taliyaanka Tutu Monester oo ahaa mid ka mid ahaa hogaamiyaasha Caalamka kuwa ugu sharta badnaa ayaa geeriyooday isaga oo jira da,da 87 sano maalintii khamiista aheyd ee la soo dhaafay.

Tutu oo sidoo kale marmarka qaar loogu yeero magaca ah “bahalka” ama “hogaamiyaha hogaamiyaasha” ayaa ka mid ah mid ka mid ah hogaamiyaashii ugu sumcadda xumaa ee soo mara caalamka sanadihii sideedameyada iyo sagaashameeyada ee qarnigii 20,aad ee la soo dhaafay.

Tutu ayaa lagu eedeeyaa in uu mas,uul ka ahaa dilka kumanaan caruur,haween, askar iyo sidoo kale Siyaasiin intii lagu guda jiray intii uu madaxa ka ahaa kooxda maafiyada taliyaaniga.

Tutu ayaa la xanuunsanaa maalmihii danbe xanuunka kansarka iyo cudurada qalbiga iyadoo maxakmadna ay diiday in la sii daayo Tutu oo xabsiile ahaa ka dib markii la codsaday waxaa loogu yeero “dhimasho sharfeed”(in qofka xabsiile ah ee xanuunsan xabsiga laga sii daayo si uu u dhinta isaga oo aan xabsiga ku jirin).

Tutu ayaa dhinta isagoo ah aabaha afar caruur ah waxaana qoyskiisa loo ogaalday in ay sagooyitaan meydkiisa .

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...