Hoos U Dhac Weyn Oo Ku Yimid Caafimaadka Boqor Salmaan… Maxaa Dhacay !?

-

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in saacadihii la soo dhaafay uusan nasan dhaqatarka gaarka ah ee boqor Salmaan binu Cabdi-Caziiz,arinkaasi oo si weyn looga hadal haayo baraha bulshada.

Xaqiiqonews.com-Wararka Dibadda.

Warbixin lagu faafiyey tuwiterka ayaa shaaca ka qaatay shaqo adag oo laga haayo xaalka caafimaad ee boqor Salmaan, hase ahaate warbixinta ma caddeyn hadii howshu ay tahay mid  ka warqab oo kaliya, ama daaweeyn toos ah.

Warbixinta ayaa shaki gelisay ka qeyb qaadashada boqor Salmaan ee soo dhaweynta Xujeejta sanadkan,  waxaana lagu yiri qoraalka “Qoyska boqorka , shaki intaa ka weyn ayaa saaran”.

Boqor Salmaan ayaa la sheegaa in uu yahay 82 jir, waxa uuna xukunka la wareegay  sanadkii 2015- ka, dib markii uu geeriyooday walaalkiisa ay kala hooyada ahaayeen.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...