“Hooyadeey Ayaa Ka Weyn Jaamacadaha Oo Dhan” Daawo Muuqaal…

-

Dad isticaamala baraha bulshada ayaa is dhaafsaday muuqaalka arday falastiini ah kaasi oo gacanta ku dhagan hooyadiis si uu u galo goobta qalin jabinta ka hor inta aysan mas’uuliyiinta ka hor isataagin in uu gudaha u galo


XAQIIQO NEWS- BARAHA BULSHADA

Muuqaalka ayaa lagu arkau ardayga oo dib u laabanaya, islamarkaana iska siibiya dharka qalin jabinta,isaga oo ku qeylinaya “hooyadey ayaa ka weyn jaamacadaha oo dhan”, waxa uuna dhunkaday dhabankeeda ka soo qeyb galyaasha dhexdooda.

Sidoo Kale Aqri..Tv-ga Kuuriyada Koonfureed Oo Dib u Kulansiiyey Hooyo iyo Gabar Dhimatay!

Sida lagu xusay muuqaalada la baahiyey, dhacdadan ayaa ka dhacday jaamacadda Isaalmiga ee ku taala magaalada Ghaza.

Dad badan ayaa taageero ugu muujiyey baraha bulshada hab dhaqanka “wiilkan dhalinyarada ah”, dadka ayaa ku andacooday in iyadoo la ilaalinaayo Kala dambeynta iyo baratakoolka haddana ay muhiim tahay xisaabta oo lagu darsao Hooyada in ay ka weyntahay Baratakool walbo.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...