Hor u dhac: jawaari oo noqday gudoomiyaha golaha baarlamaanka cusub

La Wadaag Asxaabtaada

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa noqday guddoomiyaha golaha shacabka, kadib markii Wareeggii Koowaad uu ku guuleystay cod aad u badan.

Jawaari ayaa helay 142 cod, waxaana uu ka badiyey Saddexdii musharrax kale walow C/rashiid Xidig uu keenay codad ka badan 90.

Weli lama shaacin natiijada, xildhibaannada ayaa sawaxan bilaabay, waaana socda damaashaad aad iyo aad u sarreeya.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada