Hot news: xildhibaan yiri”farmaajow hadii aad dhaadhaca naga deyn weyso sidii adeerkaa afweyne ayaan laad kula dhici

-

Xlidhibaan ka tirsan goolaha guurtida jamhuuriyadda iskeed isku magacaawday ee somaliland ayaa si kulul u canbaareeyey hadaladii farmaajo ee ahaa waxaan soo celinayaa midnimada soomaliya.
xildhibaankan oo shir jaraa,id iskiis u qabtau ayaa yiri”waxaan rabaa in aan halkan jawaab oga diro farmaajo” intaas ka dib xildhibaanka ayaa eedeyn ba,an u jeediyey madaxweyne farmaajo isagoo yiri”gooni isku daaga jamhuuriyadda somaliland waa mid muqadas ah ee hadii farmaajow aad naga deyn weyso dhaadhaca faraha badan sidii adeerkaa afweyne ayaan laad kula dhici
Halaka hoose ka daawo muuqaaalka xldhibaanka oo arimahaas ka hadlaya

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...