I Aamin..Soomaaliya Mucaawino Ayey Siisaa Waddamada Horumaray!

-

Waxaa jirta sheeko da’ ah oo dad badani iska aaminsanyihiin, “waddamada horumaray waxa ay caawiyaan kuwa faqiirka” ,ilaa xoogaa run ayey noqon kartaa, laakin arinka uma ega sida uu u muuqdo.


Xaqiiqonews-

Xaquuqda borobagaantada sheekadan waxaa iska leh “Hay’daha gargaarka” iyo dowladaha horumaray, kuwaasi oo ji goota ah ugu lug leh olalaha Soomaaliya looga dhigaayo waddan faqiir ah.

Ma diida karno in dhibaato ay heysato shacabkeena,iyaga oo taasi ka faa’ideysanayana waxa ay wadamadan xarigga ka jareen “Ganacsi hal dhinac ah” ,waxaan ula jeeda ganacsiga boor isku qariska ee hal ku dhigga looga dhigay “Gargaar”.

Balidoogle..Silicon Valley-da Afrika.

Mareykanka ayaa lagu tiriyaa mid ka mid ah waddamada caawiya Soomaaliya, hase yeeshee waxa uu ka mid yahay daneystayaasha aan wax naxariis ah u muujinin macdanta dalka, kaliya qaabka aay u dhoofiyaan macdanta Silicon-ka waxa ay ku filantahay in ay dhiig bixiso waddanka oo dhan.

Sidoo Kale Aqri.Xog Dahsoon Oo Ku Saabsan Sababta Afrika Faqiir U Tahay!

Macdanta Silicon waa lafdhabarka tiknoolajiyadda Maanta, waana macdanta mas’uulka ka ah in taleefonada iyo kombiyuutarada aduunka sii shaqeeyaan, Soomaaliya waxa ay ka mid tahay waddamada qaniga ku ah macdantan, dad badanse ma oga qaabka xirfadeysan ee Mareykanka ugu lug leeyahay tahriibinta macdantan.

Mashruuca “Di u dhiska Soomaaliya” ee uu gar- wadeenka yahay Turkiga waxaa uu muuqdaa barnaamij faa’ido leh, waa arin iska cad barnaamijyada ugu faa’idada badan dhanka kale waxa ay burburin ku hayaan kheyraadka dalka.

Turkiga waxaa uu dhoofsadaa tiro badan oo ah macdanta Silicon-ka iyo Aluminium-ka sida ay sheegaan dad deegaanka ah.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...