Ikraan Tahliil Ma Dhiman Waa Nooshahay !

-

Xilli caro adag ay ka taagantahay geerida Ikraan Tahliil ee NISA shaacisay, ayaa dhanka kale odayaasha Gaaljecel oo ka hadlay kiiskan waxa ay sheegeen in gabadhooda ay nooshahay


XAQIIQO NEWS- MUUQAALO

Ugaaska iyo nabadoonada Gaaljecel oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa dalbaday in la joojiyo tacsida Ikraan iyaga oo sheegay in markii ugu war dambeysay ay ogaayeen gabadhooda oo nool, walina aysan arkin meydkeeda.

Odayaasha oo hadalo dhowr ah goobta ka jeediyey ayaa isku raacay in Ikraan ay u shaqeyneysay NISA, markii dadka ugu war dambeysayna lagu qaaday baabuur NISA ay leedahay, sidaa darteed ay NISA uga fadhiyaan nolol ama geeri la yaqaan- sida ay yiraahdeen.

Nabadoon Cabdiraxaam Sh.Axmed Sh. Xasan Barsane oo goobta ka hadlay ayaa ku baaqay in la joojiyo waxyeelada loo geysanaayo dadka shacabka ah ee ku heybta ah Fahad Yaasiin.

Muuqaalka Hoose Ka Daawo Xog Badan Iyo Faafaahin

Odayaasha dhaqanka Beesha Gaaljecel oo cadeeyay mowqifkooda kiiska Ikraan Tahliil Faarax

Odayaasha dhaqanka Beesha Gaaljecel oo cadeeyay mowqifkooda kiiska Ikraan Tahliil Faarax ayaa sheegay in ay nooshahay Ikraan kuna maqan tahay Nabad Sugida. Saleymaan Raage

Posted by Official Somali Cable on Saturday, 4 September 2021

Wararka U Dambeeyey

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...

Muxuu Qirtay Muxuuse Inkiray Yaasiin Fareey

WARKA: Wareysi socday wax ka badan nus saac oo si bablik ah loo shaaciyey ayuu Yaasiin Fareey kaga hadlay...

RW Israa’iil Biniit Oo Yiri Waxaan Ku Dhownahay Burbur!

Ra'iisal wasaaraha Israa'iil Naftaali Biniit ayaa niyad xumo ka muujiyey mustaqbalka Yahuudda,waqti dalkaasi uu wajahaayo kala qeybsanaan baahsan oo...