IKtishaaf: kowkab Dhulka aan aheyn oo Lagu noolaan karo oo La soo ogaaday(Aqriso)

-

Aqoonyahanada Cirbixiyeenada waxa ay soo ogadeen Dhawwan Kowkab cusub kaasi oo ogaalanaya in lagu dul noolaado waxaana kowbakani uu ku yaalaa meel aan sidaasi uga fogyen Dhulka.

kowbkani oo ay soo iktishaafeen qolo rer yurub ah ayaa waxaa loo bixiyey magaca “Ross 128B” waxaa uuuna u jira dhulka masaafo dhan 11 kow sano qoraxeed.

waxa uu ka gooban yahay waxyaabo dhulka ku jiro waxaana intaasi dheer heer kulkiisana waa dhexdhexaad mana ka duwana wax badan.

Sidoo kale culimada waxa ay baarayaan hadii cirkiisa yahay mid ka gooban Oxygen, Nitrogen, methane Gas iyo waxyaabaha kale ee noolasha lagama maarmaanka u ah.

Kowbkabkani la magac baxay Ross 128B waa kan ugu dhaw dhulka marka laga reebo ‘Proxima’ oo qabsaday warbaahinta aduunka sanadkii 2016 markii la soo ktishafay

Kowkabkani ayaa ka mid ah kumanaan kawaakib ah oo dhawaan la soo ogaaday balse 50 ka mid ah ayaa ogaalanaya in lagu noolaada.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...