Xildhibaanad Ilhan cumar ayaa ku sheegtay qoraal ay soo dhigtay Instgramka in ay guursatay Tim Mynett oo ah 38 jir Mareykanka u dhashay isla markaada ahaa kaaliyaheedii hore.
Xaqiiqonews-Wararka dibadda
“Waan guursaday, waxaan lamaane ku ahayn siyaasadda, haddana waxaana ku nahay noolasha, waa barako, Alxamdulilaah”, ayay Ilhan ku qortay sawir ay soo dhigtay barta ay ku leedahay Instagram-ka.
Sidoo Kale Aqri..Waa Tan Sababta Ilhan Cumar Aan Dib Loogu Dooran Doonin
Haddaba Waa Kuma Tim Mynett Ninka Cusub ee Ilhan Cumar
- Magaca: Tim Mynett
- Naaneysta: Tim
- T.DH: 1981
- G.DH: Mareykanka
- Dhalashadiisa: Mareykan
- Diintiisa: Karishtaan
- Waxaa uu caan ku ahaa: in uu ahaa saaxibkii Ilhan Cumar
- Da’da: 38 sano jir
- Xaaskiisii Hore:Beth Jordan Mynett
- Ilmo: Hal wiil
- Hantidiisa: 1.3 Million USD
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada