Ilintii Midnimada

-

Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in dalka dib uga soo celiso dhalinyarro ku dhawaa boqol qof oo tahriibayaal ah kuwaasi oo ku jiray xabsiyo ku yaalla Liibiya.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Dhalinyarrada dalka dib loogu soo celiyey ayaa ka soo kala jeeday gobolada kala duwan ee Soomaaliya.

Qaar ka mid ah dhalinyarrada oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa dowladda Fedaraalka uga mahad celiyey dadaalka ay ku bixisay in ay xoriyadooda dib u helaan.

Cayduruus Haybe Cali oo ka mid ah dhalinyarrada ka soo jeeda Somaliland ee laga soo daayey xabsiyada Liibiya ayaa isaga oo Ilmeynaya sheegay in dhibkii labada sano xabsiyadii ugu jireen sababteedu ay tahay kala qeybsanaanta Soomaalida.

Caydruus ayaa oohinta dhaxdeeda ku dalbaday in la ilaaliyo Midnimada Soomaaliya.

Muuqaalka Hoose Ka Daawo Faafaahinta

Dowlada Soomaaliya oo dalka dib ugusoo celisay Ku dhawaad 100 dhalinyara ah oo ku xirnaa Xabsiyada Liibiya.

Dowlada Soomaaliya oo dalka dib ugusoo celisay Ku dhawaad 100 dhalinyara ah oo ku xirnaa Xabsiyada Liibiya

Posted by Shabelle TV on Tuesday, 11 January 2022

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...