In Ka Badan 60,000 Dhaqaatiir Cilmi Nafsiga Bartay Oo Codsay In Donald Trump Is Casilo#sabab?

-

In ka badan lixdan kun oo dhaqtar oo bartay cudurada maskaxda ayaa shir ay yeesheen waxa ay soo saareen qoraal dheer oo ay ku faafaahiyeen codsigooda.

Dhaqaatiirtani cilmiga maskaxda ku takhasusay oo uu hogaaminaayey dhaqtarka caanka ah ee John Gartner aya codsigooda ku soo lifaaqay warqad ay ku cadeeyeen in loo baahanyahay in uu si deg deg ah isku casilo madaxweynaha mareekanka iyagoo sheegay in uu Trump la xanuunsanyahy cudur halis ah oo maskaxda ku dhaca balse waxa ay diideen dhaqaatiirtani in ay sheegaan magaca cudurka.

Dr John Gartner ayaa yiri” shuruucdeena ka mid ma ahan in la sheego oo la baahiyo cudurada ay qabaan dadka caanka ah balse waxaan halkani ka cadeyneynaa in trump uu qabo cudur halis ah oo maskaxeed kaasi oo diidaayo in uu sii wato shaqadiisa”

Gartner ayaa sii raaciyey hadalkiisa”Annaga oo ah dhaqaatiir badan oo cudaradan ku takhasusay waxaan saxiixnay warqad aaan ku cadeyneeyno in uusan Trump sii wadi karin shaqadiisa”

ugu danbeyntii John Gartner iyo saaxibadiisa ayaa ku dooday in uu sharciga mareekanka u ogalyahay in ay sheegaan qofka cudarka qaba si aysan u dhicin waxyeelo uu naftiisa gaarsiiyo ama dadka kale.

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...