Indha-Shareerka Ma Loo Isticmaali Karaa Maaskaro Looga hortago Karoona!

-

Wasaaradda Caafimaadka ee Df-ka Ayaa goor dambe oo isniinta ah ku dhawaaqday in dalka Soomaaliya laga helay kiiskii ugu horeeyey ee fayruska Karoona.


Xaqiiqonews-Caafimaad

Inkastoo Soomaaliya ay ka mid tahay wamada ugu nabdoon marka ay timaado xagga fayruska Karoona, haddana waxaa soo baxaya walwal yar oo quseeya “kiiskan ugubka ah”.

Goobaha laga soo tabiyo kiisaska Karoona, dadka ayaa ka hortag ahaan u xirta maaskaraha wajiga ee loo yaqaan “medical mask”

ma jiraan waxyaabo badal u noqon kara maaskaraha saxda ah?

Dadka dunida ayaa horay u isticmaalay waxyaalo badan, sida bacyaha balaastikada, warqado iyo xitaa cajaladaha loo yaqaan “CD ama DVD”.

Hay’adda caafimaadka aduunka ayaa iyadu ku doodeysa in qalabkani aysan si buuxda u matali karin maaskaraha saxda ah, si looga hortago faafitaanka cudurka.

khubarada ayaa aaminsan in aysan jirin sabab kugu qasbeysa in aad xirato maaskaro ama wax u dhigmaa hadii aadan la joogin dad xanuunsan, ama goob dadku ku badan yahay.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...