Infographic: 10 Calaamadood Oo Muujinaya In Kiliyahaada Aysan Si Fiican U Shaqeyneynin

Jirkeena waxa uu bixiyaa malaayiin Calaamadood oo digniin u ah in caafimaadkeena uusan wanaagsaneyn, halkani waxa aad ku arkeysaa jaantus muujinaya 10 calaamadood oo digniin u ah in kiliyahaada aysan caafimaad qabin, arag oo la wadaag saxibadaada si loo badbaadiyo noolasha dadyow badan.

Xaqiiqonews.com-Caafimaadka

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA