Dhawaan ayaa waxaa la faafiyey Khariidad cusub oo ah qaabka kooxaha islaamiyiinta ee Al-qaacidaa, iyo kooxda Dowladda Islaamiga (IS) ay u kala baahsanyihiin dunida.
Xaqiiqonews-Wararka
Kooxahan ayaa inta badan ka fuliya howlgallo badan qeybo badan oo dunida ah, waxaana inta ugu badan ay ka howlgalaan qaaradaha Aasiya iyo Afrika.
Dhibcaha Casaanka ah waxa ay u taaganyihiin kooxda Al-qaaciddaa oo Alshabaabna ay ku jirto, halka dhibcaha jaallaha ahna ay matalayaan kooxda Dowladda Islaamiga(Daacish).