Infographic..Tirada Askarta Turkiga Kaga Sugan Somaaliya

-

Turkiga ayaa lagu tilmaamaa in uu yahay waddanka labaad ugu badan ee ciidamada ugu badan ku leh NATO, waxa uunta Turkigaa Nato ku dhax leeyahay 639 559 askari.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Jaantuska hoose ayaa muujinaya, sida ciidmada Turkiga ugu kala faafsanyihiin dunida, inkastoo macluumaadkani uu sheegayo in askarta Turkida ee Soomaaliya ay yihiin 300 askari, hase ahaatee khubarada ayaa aaminsan in tirada intaasi ka badantahay.

sidoo Kale Aqri infographic-alqaacidda-iyo-daacish-iyo-sida-ay-dunida-ugu-kala-baahsanyihiin/

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...