Injineero Soomali Ah Oo Sanadkan Dhaxdiisa Soo Bandhigi Doono Matoorka “Dhaqaajiye1”

-

Waa shaqo “Heer Sare ah ” , soo bandhigistana waxaa ka harsan bilo kooban, hase yeeshee waa arin muhiim in ay dadka sii ogaadaan waa maxay “Dhaqaajiye1”.

Xaqiiqonews-Farsamada

Dhaqaajiye1 waa matoorkii ugu horeeyey oo lagu sameeyo gudaha soomaaliya min bilow ilaa dhamaad, waana arin horumar ah.

“Waxaa uu leeyahay dhamaan agabkii iyo qalabkii maakinikeed ee laga rabay in uu lahaado matoor noociisa oo kale ah” ayuu yiri injineerka iska leh farsamada iyo fikradda matoorka.

Muxuu Muhiim U yahay Matoorkan?

inkastoo suuqa laga heli karo matooro noociisa ah oo kale ah oo qaban karo shaqadiisa, haddana “dhaqaajiye1” waa  shaqo bilow ah oo injineerada Soomaaliya ay ku soo bandhigayaan waxqabadkooda.

Inkastoo uu yahay Matoor bilow ah, hase ahaatee hadii uu ka baxo tijaabooyinka labada sano ee soo socoto waxa uu noqon doonaa matoor heer caalami ah oo la tartami karo kuwa qeyrkiisa ah.

Macluumaadka Matoorka

Nooca =DC Matoor( matoor qaadanaya dabka DC ah)

Baaxadda= 27.5mm x 20mm x 15mm

Dabka uu qaadanaayo=  12 Voltage(oo ah cabirka dabka)

Culeyskiisa 18grams

Si kastaba ha ahaatee Sanadkan 2019 ayaa la filayaa in la soo bandhigo “Dhaqaajiye1” , waxaa harsan 90 caano maal oo kaliya si Dhaqaajiye1 uu u yimaado ciridka banaankiisa.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...