Inta Maalin ee La Soomi Doono Oo La Shaaciyey.

-

Machadka Qowmiga Masar ee qaabilsan Xiddigiska ayaa shaaciyey in Ramaadaankan la soomi doono 29 maalmood .

Xaqiiqonews-Xiddigiska

Jaad al qaadi oo ah madaxa Machadka oo la hadlayey Wakaaladda wararka Bariga Dhexe ayaa yiri “Xisaabaadka xiddigiska ayaa shaaca ka qaadaya in Ramadaanka 1441H uu noqon doono 29 Maalmood”.

Heerka Dayaxeedka “First Quadrature” ee bishan Ramdaan waxaa la arkay Maalin Axad ah 3 saac iyo 12 Daqiiqo Waqtiga Maxaliga ee Qaahira.

“First Quadrature” waa cabir dayaxeed la arki karo qeyb dayaxa ka mid ah iyada la isticmaalaya Okiyaalo ama Weyneeysa “Telescope” waxaana soo muuqanaya qeyb ka mid ah dayaxa oo ifiya iyadoo qeybta kalne ay noqoneyso mugdi.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...