Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

-

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo xumaanaya.


XAQIIQO NEWS- TIKNOOLAJI

Khubarada ayaa ka digaya suurtagalnimada duufaano cadceed (Sun storm) oo xoog leh, duufaantaasi oo ah ah birlab danabeysan oo xoog leh waxa ayna halis ku noqon kara dhulka gaar ahaan qalabka birlab daneebyada ku ku shaqeeya sida fiilooyinka internetka, isgaarsiinta iyo dayax gacmeedyada.

Mid ka mid ah khubarrada Jaamacadda Kalifoorniya Sangeetha Abdu Jyothi waxa ay leedahay “duufaanta danbeysan ee cadceedda waxa ay dhacdaa boqolkii sanaba hal mar, laakiin boqolkii sano ee ugu dambeysan ma dhicin, sidaa darteed wax la fogeysan karo ma ahan in ay dhacdo inta aan noolnahay”.

200 sano ee ugu dambeysay, culimada xiddigiska ayaa diwaangeliyey labo dhacdo oo ah duufaanta cadceedda, iyadoo dhacdada ugu weyna ay aheyd dhacdadii “Carrington Event” oo dhacday 1859-kii, kolkaasi oo khadadkii taleefoonada uu damb ka kacay, waxaana lagu argay iftiinadii waqooyiga mandiqadda badda Karibiyaanka (caribbean sea).

Madaama waqtigan la joogo dadku si weyn ugu tiirsanyihiin tiknoolajiyadda, maxaa dhici karaa hadii uu dhaco “Duufaan cadceedeed” ?

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...