Isabaheysiga MOD oo farmaajo hog weyn ku riday iyo cabdi iley oo dhaanta u tumay farmajo#aqriso habeenkii adis

-

Waxaa magaalada adis-ababa caasimadda dalka itoobiya caawa ku hoyanaya madaxweynaha soomaaliya Mudane farmaajo oo booqasho halkaasi ku joogo.
Madaxda soomaalida ayaa caan ku ah in marka xilka loo doorrtaba ay safaradooda ugu horreya ku aadaan Adis-ababa halkaasi oo laga soo siiyo macluumaad ku saabsan qaabkii ay u maamuli lahaayeen dalka balse farmaajo oo olalihii doorashada ku soo galay qaab wadaninimo ah ayaa shacabka u muujiyey in uu yahay nin itoobiya neceb arintaasi oo uu taageero badan ku helay balse Itoobiya oo cadaadis badan saartay farmaajo ayaa ugu danbeyn waxuu caawa farmaajo ku hoyanayaa hotel caan ah oo ku yaalla adis ababa.
hadaba booqashada farmaajo ee adis-ababa ayaa timid ka dib markii farmaajo uu cadaadis badan kala kulmay madaxada itoobiya iyo waliba Cadaadis madaxweyne farmaajo kaga yimid Isbaheysi caan ahaa waqtigii kacaanka oo la oran jiray MOD(M oo u taagan mareexaan O oo u taagan ogaadeen iyo waliba D oo u taagan dhulbahante).
Madaxweyne ku xigeenka puntland ninka Lagu magacaabo Cabdixakiim Camey oo ka soo jeeda Dhulbahante oo qeyb ka ah isbaheysiga MOD iyo Cabdi iley oo ka soo jeeda Ogaadeen oo isna Qeyb ka ah isbaheysiga MOD ayaa ku caadiyey farmaajo in uu aqbalo dalabka itoobiya ee ku aadan in uu booqdo adis-ababa iyadoo markii uu ka dagayba adi-ababa farmaajo ay soo dhaweeyeen fanaaniin la sheegay in uu cabdi iley halkaasi ku diyaariyey.
Halkan ka daawo Sawirrada farmaajo oo booqasho ku tagay itoobiya.


Wararka U Dambeeyey

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...