Isac Newton Waa uu Khaldmay…Saynisyahano arin Cusub Soo Ogaaday

-

Inkastoo waqtigii Caruurnimada aan ku bixinay waqti badan in aan aqrino oo qorno aragtiyada “Garavity” ee uu leeyahay Fisikisyahanka reer England Newton, hadda Saynisyahanada waxa ay leeyihiin Daaqadda ka tuur buugaagtaasi.


Xaqiiqonews-Saynis

100 sano oo baaritaano ah ka dib saynisyahanada ayaa ku dhaqaaqay raali gelin la’aan in fikradii “gravity” ee Newton ay aheyd mid qaldan, iyagoo arintaasi daba raacaya ayaa saynisyahanada waxa ay baaritaan ku bilaabeen fikaraddii Saynisyahan kale ee Albert Eisenstein ee aheyd “General Relativity”.

Andrea Ghez oo ka socdo baarayaasha “jamaacadda Kaliforniya” ayaa sheegay sidan “Ilaa hadda waa uu saxanyahay Albert, hase yeeshee waxa aan soo xaqiijinay in ay qalad aheyd waa aragtida “Gravity Law” ee uu leeyahay “Isac Newton”.

Sidoo Kale Aqriso Culimada-Sayniska-oo-filanaayo-in-dhibaato-weyn-ay-ku-soo-socto-kowkabka-dhulka?

“Fikradda Gravity waa mid daciif ah” ayuu yiri Andrea Ghez oo intaasi raaciyey “aragtidani si fiican sharaxaad ugama bixineyso Garavity-ka uu leeyahay Blackhole-ka, waxaana hadda aan xooga saareynaa aragtidii Albert si aan faafaahin uga helno waxa ay tahay gravity-ka Blackhole”.

Saynisyahankan Newton oo si weyn looga yaqaan buugaagta Sayniska ayaa qaaraan badan ku leh aragtiyada Fisikiska, balse baarayaal ka socdo jaamacadda Kilfoorniya ayaa aragtdiisa “gravity” ku tilmaamay “qub moos ah” waxa ayna leeyihiin Waqtiga ayaa Newton caawiyey si uu u faafiyo waxyaabo waxba kama jiraan ah.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...