Isbadal Miyaa Ku Yimid Siyaasadii Shiinaha Ee Soomaaliya?

-

Safaaradda Shiinaha oo Soomaaliya ayaa qoraal ay ku baahisay boggeeda Tuwiterka ciwaan uga dhigtay “waxa aan ilaalineynaa madax banaanida Soomaaliya”.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Safaaradda ayaa sheegtay in Shiinaha uu ixtiraamaayo madax banaanida dhuleed iyo tan siyaasadeed ee Soomaaliya.

Qoraalka ayaa lagu yiri waxa aan raaceynaa xeerkii ahaa “Soomaaliya Soomaali baa leh”.

Sidoo kale Aqri: Sababta-Shiinaha-Diyaarado-nukliyeer-Uu-u- Geeyey-Meel-U-Dhaw-Taiwan

Qoraalkan cusub ee ka soo baxay safaaradda Shiinaha ayaa imaanaya xilli Df-ka Soomaaliya ay soo saartay digniin ku wajahan wadamada soo faragaliya arimaha Soomaaliya.

Dhawaan waxaa baraha bulshada lagu baahiyey qoraal ka soo baxay qaar ka mid ah safaaradaha reer galbeedka kuwaasi oo qaab canaan ah fariimo hawada ugu gudbinaayey madaxada doorashada ku murunsan ee Soomaaliya.

Soomaaliya ayaa ka mid aheyd wadamadii Shiinaha ku gacan siiyey in uu ku biiro Qaramada Midoobaya, halka Shiinaha uu ka mid yahay dalalka kooban ee Soomaaliya caawiya iyaga oo aan faragelinin arimaheeda siyaasadda.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...