Isbadal Weyn Oo ku dhici Doona bisha “Dayaxa” Sanadka Cusub ee 2018 “Super Moon”

-

Xilli la sugaayo sanadka cusub ee 2018-ka ayaa dhanka kale waxaa la filanayaa isla kowda 1 janaayo in uu weynaado xajmiga dayaxa taasi oo afka ingiriisiga lagu yiraahdo “super Moon”.

“Super Moon” macnaheedu waxa waaye xajmiga dayaxa oo weynaada islmarkaana uu kordha iftiinkiisa si ka badan waqtiyada caadiga ah taasi oo ka dhigan in dayaxa uu u soo dhawaanaayo dhulka.

waxaa kordhaya balaca dayaxa 14% sidoo kale waxaa kordhaya iftiinka dayaxa 30% waxaana arintaasi ay dhacdaa 13-kii biloodba hal mar.

sida xaqiiqonewsa ay kasoo xigatay websiteka arimaha sadaasha hawada mareykanka ee NASA waxaa laga arki karaa isbadalkan dayaxeed galbeedka qaaradda America iyo qeybo ka tirsan Aaasiyada barri.

waqtiga ugu haboon ee la arki karo is badalkan ayaa ah fiidka hore ee dayax soo baxaayo sida xaqiiqonews ay ka soo tarjuntay warbxin lagu qoray website-ka waqtiyada iyo taariikhda ee timeanddate.com .

hadii aysan suurtagal kuu aheyn in aad ka aragto cirka waxaa dadweynaha si LIVE ah dhacdadan ay kaga daawan karaan internetka gaar ahaan Website-ka Slooh.com oo si toos ah u baahin doono

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...