Ishaada Ayaa Lagga Dareemi Hadii Aad Qabto Cudurkan Halista ah!

-

Wadna xanuunka waxa uu ku dhici karaa qof walbo, waxa uuna dhici karaa goor walbo, waase lagama maarmaan in aad ogaato hadii aad ka mid tahay dadka halista ugu jira cudurkan.


Xaqiiqonews-Saynis-Caaafimaad

Cudurka CHD ayaa ka mid ah cudurada ugu badan ee sababa wadma xanuunk, CHD waa marka halboowlayaasha dhiigga qofka ee dhiigga qaada uu ku dhax sameyso Kalastarool, taasi oo sababeysa in uu yaraada qulqulka dhiigga ee tagi laha wadnaha.

Dhaqaatiirka ayaa sheega in qofka uu ku badan yahay kalastaroolka indhiisa lagu arki karo cad jaalle ah, kaasi oo ku sameysma indhaha qofka qaba Kalastaroolka saa’idka ah.

Kutladan yar ee ku sameyanta isha qofka ayaa loo yaqaanaa (xanthelasma), waxaana badanaa dhacda in ay ku faafdo labada indhoodba.

Dhaqaatiirta ayaa ku taliya had iyo jeer in dadka leh baruurta badan ay tagaan goobaha caafimaadka si loo xaqiijiyo hadii ay halis ugu jireen kalastarool iyo hadii kale.

Waxaa jira xaalado caafimaad kuwaasi oo sababi karo in uu bato heerka kalastaroolka jirka, waxaana ka mid ah sokorta nooca labaad, cudurada kiliyaha, jimicsi la’aan, iyo sidoo kale dadka cuna cuntooyinka uu ku badan yahay dufinka.

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...