Iska Baro Drone-ta Akinci Ee Turkiga Dhawaan Sameeyey

-

Turkiga ayaa maalinkii Axadda shaaca ka qaaday, nooc cusub oo ah diyaarad drone ah.


Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Diyaaradaha Turkiga Sameeyo ee drones-ka ah ayaa la sheegaa in ay wacdaro ka dhigeen Suuriya iyo Liibiya, Warbaahinta ayaana diyaaradahani ku tilmaamtay “kuwo badalaya isla-egta Dagaalka”.

Warbaahinta Turkiga ayaa horumarinta barnaamijydan noocani ah ku sheegtay mid Turkiga siineysa Faan iyo horumar uu ka gudbi karo waxa ay ugu yeereen “Xilligii adkaa ee laga soo maray sameynta difaacyada”.

Maamulaha shirkadda Baykar Technologies, ninka lagu magacaabo Seljuk Bayrakdar (xididna la ah Recep Tayyip Erdogan) ayaa dhawaan ka soo muuqday Filim Dikumentari ah oo laga sameeyey drone-ta cusub ee ” Akinci”.

Drone-ta Cusub oo ka mid “nooc yada waaweyn ” ee Turkiga sameeyo ayaa leh awood ay kor ugu kici karto joog dhan 12, 000 oo mitir, waxa ayna hawada ku jiri kartaa 24 saac oo xiriir ah.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...