Iska Baro..Miisooyinka Cusub ee Windows 11

-

Panos Panay, oo ah madaxda qeybta wax soo saarka ee shirkadda Microsoft ayaa shaaciyey waxyaabaha Windows11 uu kaga duwan yahay barnaamijyadii hore ee Shirkadda.


XAQIIQO NEWS- TIKNOOLAJI

Panay ayaa yiri kooxdeena waxa ay si hoose kaga niqaasheen wax walbo, Window 11 wax uu wataa qaabab casri ah oo leh “Dark iyo light modes” kuwaasi oo wax badan ka fiican sida ay hadda yihiin winodowyada aan heysano.

Muuqaalka hoose ka daawo qaabka ay u ekaaneyso shaashadda hore ee Windows11

Sidoo kale Aqri: 2021..Microsoft Oo Soo Kordhineysa Window Nooc Cusub ah!

Maxaa Ku Cusub

Shaashadda soo kicista oo kaliya ma ahan waxa uu kaga duwan yahay, sidoo kale windows 11 badhankiisa “Star Menu” waxa uu markani ku yaala qeybta dhexe.

Windows 11 ayaa siineysa adeegsadayaasha isticmaal ka fudud kana xawaare badan kuwii hore

Windows11 ayaa wax badan u ek kii ka horeeyey ee Windows 10 X, iyada oo nusqaddani cusub lagu soo kordhiyey isbadallo cusub

.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...