Iska Barta..3-dan Walax Ayaa Sababi Kara Shiirka Xun ee Jirka

-

Jirka Aadanaha ayaa mara heerar kala duwan, iyo xaalado gaar ah,taasi oo dhacda in ay marmarka qaar nagu keento shiir Xun oo dadka dhibaya.

Xaqiiqonews-Caafimaad

Dadka qaar ayaa isku daya in ay yareeyaan shiirka jirka iyaga oo isticmaala barfuuno ama waxyaaba dhididka la dagaalama, dadkan noocan ayaa marar qaar aanba ka warqabin in caadooyinka maalin laha ee ay sameeyaan yihiin waxyaabaha keeni shiirka xun.

-Welwelka

sida caadiga dhididku ma lahan wax ur ah, laakin bikteeriya laga helo maqaarka ayaa dhididka ka dhigta mid uraya marka ay isku darmaan, haddaba dhididka uu sababo welwelka iyo istareeska ayaa ka gooban walxo cunto u ah bikteeriyada maqaarka ku nool, taasina waa sababta dhididka welwelka ku yimaada uu yahay mid soo uraaya si gaar ah.

Qaar ka mid ah Qudaarta

Tufaax waa qudaarta uga badan ee isticmaasha Gaaska jirka,maxaa yeelay dheef shiidka ayaa waxaa ku adag in uu si fudud u dhuuqo carbohydrates-ka ku jira qudaartan, sidaa darteed jirka ayaa soo saaraya gaas badan, taasi oo keenta shiir xun, sidoo kale qudaartan waxaa ka mid ah Canabka.

Cabidda Alkahoolka

Qofka si xad dhaaf ah u caba Alkaholka waxaa macquul ah in jirkiisa yeesho ur xun,maxaa yeekay beerka ayaa alkaholka qaarkiisa u badala Aashato la soo baxda dhididka, taasi oo iyana sabab u ah shiir xun oo jirka uu yeesho

8 Xaqiiqo Oo Dunida Ku Saabsan Balse Aysan Dadku Ogeyn Dad badan !

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Abi Axmed..15 Maalin Ayaan Ku Soo Ceshanay Wixii Tigreyga 5 Bilood Nooga Qabsadeen

Labadii maalin ee ugu dambeysay waxaa ciidanka Abi Axmed u suurtagalay in ay dib u soo ceshadaan 3 magaalo...

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...