Iska Ilow Wixii Hore..3 Cunto Oo Kaa Saacidaya Miisaan Dhimista

-

Dad badan ayaa wili la dhibaatoonaya mushkiladda “cunto iska ilaalinta”, si ay u helaan riyadooda caanka ah ee “jir isku dheeli tiran”.


XAQIIQO NEWS- CAAFIMAADKA

Sida uu qoraayo webseetka Shiineyska ah ee “Shaw”, kaliya waxa aad u baahantahay in miiska cuntadaada aad soo saarto seddex nooc oo cunto ah, badalkii aad isku daalin laheyd raacista nidaam cunto oo aad iskaga dhimeyso miisaankaada.

Qanjaar Cusub

Waxaa ku jira biyo badan iyo dun(fiber), qofka markii uu cuno waxa uu dareemayaa dharag camal, sidoo kale waxa uu ka qeyb qaata gubista baruurta.

Barookali (Broccoli)

Waxa uu kor u qaadaa dheef shiidka kimikada, waxaana ku jira biyo badan iyo duman, kuwaasi oo ka saacida qofka in uu dareemo dharag , dhan kalane waxa uu ka qeyb qaataa gubista dufinta.

Sidoo Kale Aqri: 3 Nooc Oo Cunto Ah Oo Kor U Qaada Wahsiga iyo Caajiska

Qamadi (Oats)

Waxa uu leeyahay dun, waxa uu xoojiyaa dareemista dharagta iyo hoos u dhigista hamuunka cuntada, sidoo kale door muhiim ah ayuu ka ciyaaraa nadiifinta caloosha.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...