“Iskaandar” Gantaalka Ruushka ee Cabsida Ku Abuuray Mareykanka…Sabab?

-

Hubkani oo lagu magacaabo “Iskandar” waxaa lagu tiriyaa mid ka mid ah bubabka aduunka uga halista badan, sida ay qoreen qaar ka mid ah warbaahinta.


Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Nidaamka gantaalaha taatikada ee lagu magacaabo “Iskander” ayaa badalay gantaalihii “Osa” ee ciidanka Ruushka isticmaali jiray Xilligii Midowgii Soofiyeeti, Ruushku waxa uu horay u baabi’yey gantaalaha Osa si uu u qanciyo Mareykanka oo ka baqay gantaalahan gaari kara 400-kiilo mitir.

Gantaalka Iskander ayaa noqday badal guuleystay oo looga maarmay gantaalkii Osa, madaama uu yahay hubka ugu halista badan Ruushka, sida ay qortay warbaahinta “National Interst”.

Xitaa waxa intaasi ka sii khatarsan -sida ay qabaan khabiirada milatariga-ayaa ah in nidaamka Iskander uu yahay mid aqbalaaya casriyeynta, taasoo la macno ah in la si fudud loo samey karo gantaallo cusub, oo ka khatar badan, kuwaasi oo dusi kara difaacyada hawada.

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...