DAAWO:Sawirro Daacish oo soo bandhigtay baabuur burburay iyo meydka asakri ciidamada puntland ka tirsan

La Wadaag Asxaabtaada

kooxda dowladda khilaafada islaamiga”daacish” ayaa soo bandhigay sawirro gaadiid ay leeyhiin ciidanka puntland oo buburay iyo sawirka askari ka tirsan ciidanka puntland oo dhintay.
daacishta soomaaliya ayaa si dhuumaaleysi ah kaga dagaalama agagaarka degmada qandala ee gobolka barri ka hor inta aan xoog looga saarin magaalada oo ay muddo bil ah heysteen.
halkan hoose ka daawo sawirradan oo ay baahiyeen qaarka ka mid ah warfiyeenada daacish

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada