ISticmaal Caleymahan Oo dheh “Baay Baay” Cuduradan Halista ah

-

Saynisyahano ayaa Caleymaha Saytuunka ku calaamadeeyey “Mid wax tar leh” madaama uu daawo u yahay cuduro badan.


Xaqiiqonews-Caafimaad

Faa’idooyinka caleymahan waxaa ka mid ah in ay wax tar u leeyihiin wadnaha, Halbowlayaasha, sidoo kale waxa ay la dagaalamaan Sokorta iyo qaar ka mid ah cudurada Maskaxda.

Sanadkii 1800 Caleymaha Saytuunka ayaa loo isticmaalay in lagu daro qaar ka mid ah sharoobooyinka Qandhajabinta, muddo yar ka dibna Saytuunka cagaaran ayaa qeyb ka noqday daawooyinka Malaariyada.

Sidoo Kale Aqriso: Dad-Badan-Ayaa-Halis-Ugu-Jira-Cudurro-Halis-Ah-Ogow-Adiga-Ma ka-mid-tahay!?

Waxyaabah Caafimaadka u wanaagsan waxaa ka mid ah in Cuntada aad ku darsato Saliida Saytuunka,Waxaana xusid mudan in ay jiraan qaabab badan oo aad ku heli karo Saytuunka, waxaana qaarkiis aad heli kartaa isaga oo laga soo sameeyey Kaniini “Kaabsool”.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...