Itoobiya Oo Aqoonsatay Somaliland, Dhabarkana Ka Toogatay Farmaajo

-

Dowladda Itoobiya ayaa aqoonsatay Somaliland, una aqoonsatay iney tahay dal ka madax bannaan Soomaaliya, kadib markii la helay sawirro caddeyn ah oo arrintaan Muujinaya.

Xafiis dhanka Diplomaasi ay Somaliland ku lahayd magaalada Addis Abba ayaa hadda loo bedalay xafiiska rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland u qaabilsan Itoobiya.

Guriga la dejiyey xafiiskan waxaa ku dheggan booq lagu qoray sidan: “Jamhuuriyadda Somaliland, xafiiska Diplomaasiyadda ee Addis Ababa”

Hadaba tani waxay dhabar jab xooggan ku tahay madaxweyne Farmaajo oo dhowaan booqasho ku tagay Addis Ababa, heshiis uu lagalay Ra’iisul wasaaraha dalkaasina waxaa kamid ahaa in la ilaaliyo Midnimada Soomaaliya.

 

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...