Itoobiya,kenya iyo jabuuti yaa ugu qeyb galaya xaladda caleemo saarka m. farmaajo

-

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismacil Cumar Geelle ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka si uu uga qeyb galo xaflada caleemo saarka madaxweynaha DF Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
Wafdiga madaxweynaha Jabuuti Ismacil Cumar Geelle ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan DF Soomaaliya.

Dhanka kale Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, waxaana uu ka qeybgalayaa caleema saarka madaxweyne Farmaajo.
Waxaa lagu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana goor dhow loo galbin doonaa howlka ay ka dhacayso munaasabadda.
waxaase dhanka kale la hadal haayaa in madaxweynaha kenya u ka baaqday xafaladda waxaana kenya oga qeyb galaya wasiirka arimaha dibadda Aamino jawaahir maxamed oo ka soo jeeda somalida waqooyio galbeed arintaasi oo dadku siyaabo kala duwan u fasirteen.

WIXII SOO KORDHA KALA SOCO XAQIIQONEWS

Wararka U Dambeeyey

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...

Muxuu Qirtay Muxuuse Inkiray Yaasiin Fareey

WARKA: Wareysi socday wax ka badan nus saac oo si bablik ah loo shaaciyey ayuu Yaasiin Fareey kaga hadlay...

RW Israa’iil Biniit Oo Yiri Waxaan Ku Dhownahay Burbur!

Ra'iisal wasaaraha Israa'iil Naftaali Biniit ayaa niyad xumo ka muujiyey mustaqbalka Yahuudda,waqti dalkaasi uu wajahaayo kala qeybsanaan baahsan oo...