Jaamacadda jaziira oo seddex macalin shaqada ka joojisay sababa la xariira ururka al-saadicuun bil xaq

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Jaamacadda jaziira ayaa soo saartay bayaan ay shaqada kaga joojisay macalimiin sida la sheegay ka tirsanaa urur diimeedka al-saadicuun bil xaq.
bayaankan ayaa lagu xaqiijiyey in jaamacadda ay shaqo ka joojis ku sameysay seddex macalin oo ilaa hadda aan magacyadooda la shaacin.
ayadoo ilaalinaysa midnimada,karaamada iyo sharafta umadda soomaaliyeed ee muslimiinta ah waa sida hadalka lo dhigaye wax ay jaamacadda jaziira shaqada ka joojisay seddex macalin ka dib markii ay iyaga qirteen oo caddeysteen in ay ka mid yihiin ururka al-saadicuun bil xaq ayaa lagu yiri bayaankan ka soo baxay jaamacadda.
arintani aya ah talaabadii koowaad ee jaamacaddu sameyso tan iyo markii lagu eedeeyey jaamacadda fadeexadaha la xariira urur diimeedka al-saadicuun bil xaq.

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...