Jaamacadda Ummadda Oo Deeq Waxbarasho Siisay Arday Ajaanib Ah

-

Jaamacadda ummadda ayaa sanadkani deeq waxabarasho oo bilaah ah siisay arday badan oo iskuga jira Soomaali iyo ajaanib.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Jaamacadda ayaa baahisay liiska dadka ku guuleystay deeqda waxabarasha sanad dugsiyeedka 2020-2021.

Dadka deeqda waxabrashada helay waxaa ku jira 16 arday oo Yamaniyiin ah iyo boqolaal arday Soomaaliyeed ah.

Jaaliyadda Yamaniyiinta ee Muqdisho ku sugan ayaa ugu mahadceliyey jaamacadda taageerada ay siisay ardayda yamaniyiinta ah.

Jaamacadda umadda Soomaaliyeed oo ala asaasay sanadkii 1954-kii, ayaa ku burburtay dagaaladii sokeeyey ee waddanka ka dhacay, hase yeeshee sanadkii 2015-a ayaa markale dib loo howlgaliyey jaamacadda.

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...