Jabhadda Nusra oo Dishay 30 Askari oo Daacish ah+ sawir iyaga oo Ku……..

-

wakaaladda wararka ubaahisa jabhadda al nusra ayaa faafisay sawir dad meyd ah oo la sheegay in ay ahaayeen askar ka tirsan dowladda islaamiga waxaan ay jabhadu sheegeen in raggani lagu laayey Galbeedka Deegaanka Al-qalimuun ee ka tirsan siiriya.
wakaaladda wararka ee jabhadda ayaa soo dhigtay baraha bulshada muuqaal ay leeyihiin” waxaa kor u sii kacaya tirada dadkii laga dilay ururka dowladda in ka badan 30 ka dib markii ay ku fashilmeen isku day ay ku doonayeen in ay hormar ka sameeyaan dhowr jiho”

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...