Jawaab Nooce Ayey Iran Ka bixin Kartaa Dilkii Suleymaani

-

Warar laga soo xigtay Warbaahinta Ciraaq ayaa xaqiijiyey in duqeyn lagu dilay nin lagu magacaabo Janaraal Suleymani, kaasi oo Iiraan u qaablisanaa howlagalada shaam iyo ciraaq.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Ma ahan markii ugu horeysay ee Iiraan rag miisaan leh laga dilay, hadii aan taariikhda dib ugu laabano, waxaa la xasuustaa markii Iiraan ay ilbiriqsi ku weysay rag cu lculus oo ay ka mid ahaayeen, madaxii garsoorka Iiraan, Xildhibaano iyo xubno wasiiro ahaa oo dhamaantood lagu dilay qarax.

Inkastoo Hogaamiyaha Ruuxiga Ayaatulaahi Khumeyni oo ka hadlay dilkan uu balan qaaday waxa uu ugu yeeray “aargudasho”, haddana dadka ku takhasusay arimaha bariga dhexe ayaa aaminsan in uusan jirin waxa sababi kara dagaal toos oo dhax mara Iiraan iyo Mareykanka oo isaga sheegtay mas’uuliyadda Dilka Janaraal Qaasim Suleymaani.

Madaxweynaha Iiraan Xasan Ruuxaani oo dhacdadan ka hadlay ayaa isna yiri “Calankii sharafta ee uu waday Jeneraal Suleymaani, waa ay sii sara ahaan doontaa inta ay joogaan ciidamada Islaamka” .

Dhanka kale Iiraan ayaa “ISmaaciil Qaa’ani” u mgacawday in uu noqday hogaamiyaha Garabka Qudus ee taabacsan ilaada Kacaanka Iiiraan, kaasi oo badalay Hogaamyihii dhintay ee “Qaasim Suleymaani”

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...