Jawiga Markiii Shirka Jabuuti Laga Shiday Heestii Soomali Weyn

-

Waxaa jira warar is khilaafsan oo ka soo baxaya hoolka shirka, labada dhinac ayaana isku mari la’ ajandayaal is khilaafsan oo mid walbo uu la soo shirtagay.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha/Muuqaalo

Dad badan ayaa dhagaha u taagaya natiijada Shirka ka socda magaalada Jabuuti, kaasi oo u dhaxeeya Df-ka Soomaaliya iyo Somaliland.

Waxaana jira warar is khilaafsan oo ka soo baxaya hoolka shirka, labada dhinac ayaana isku mari la’ ajandayaal is khilaafsan oo mid walbo uu la soo shirtagay.

Qaabka tilifishinka Jabuuti uu tabiyey shirka ayaa dadka wax badan u ifiimisay ka dib markii Tv-ga RTD ee Jabuuti uu sii daayey muuqaal shirka ku saabsan kaasi oo la korsaaray heesta “Soomali Weyne”.

Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...