Jeesow Iyo Farmaajo Yaa Ku Fiican Maadada Taariikhda?

-

Xildhibaan Daahir Amin Jeesow ayaa xaqiijiyey in uu taariikhda kaga fiican madaxweyne Farmaajo ka dib markii uu soo qaatay qaacido taariikh ah isaga oo yiri “taariikhdu ma qarsoonto”


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Df-ka ayaa dhawaan baab’isay iskoolkii taariikhiga ahaa ee Xasan Barsane, iyadoo dhismihii iskoolka u badashay xarunta horumarinta Wakaaladda Biyaha.

Xil. Jeesow ayaa ka mid ahaa dad hadal ka hor jeediyey kulan ay iskugu yimaadeen dad ka soo horjeeday tallaabada DF-ka ee ka dhanka ah Xasan Barsane.

Jeesow ayaa cabashada ku sheegay in ay tahay “Cabasho gar ah” , waxaa uuna intaasi ku daray in aan loo dul qaadan karin in iskoolkii Sh. Xasan Barsane taariikhdiisa la suuliyo.

“Dowladda hadda jirta taariikhii dalka ayey dib u soo nooleysay” ayuu yiri Jeesow oo intaasi raaciyey in aysan sax aheyn in qaar ka mid taariikhda la soo nooleeyo, qeyb kalane la suuliyo.

Xil. Jeesow ayaa si aan gambasho laheyn u sheegay in la xaqiro qof dhintay in ay ka mid tahay dambiyada ugu liito ee qof uu galo.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...