Jeesow Oo Si Odaynimo ah ula Taliyey Shacabka Somaliland

-

Xil.Jeesow ayaa sheegay in uu rajeynaayo in “dib loo midoobi doono” isagoo sheegay in uu filanaayo in Somaliland ay ka tanaasuli doonto gooni isku taaga.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha/Muuqaalo

“Dadka aduunyada maanta waa hal buqcad” ayuu yiri Jeesow oo carabaabay in dalal waaweyn oo maanta mid ah ay ka dhalatay ka dib markii ay midoobeen.

Jeesow ayaa intaasi ku daray “labo yeman ayaa isku darsantay, labadii Jarmal ayaa isku darsantay,in maanta in aan annaga kala sii go’no dan nooma ahan”.

Sidoo Kale Aqri..Daaw..Jeesow Oo Meel Dhaw Wax Ka Tusay Janan

Xil. Daahir Jeesow ayaa isticmaalay “Luuqad Xikmdadeysan” ka dib markii uu adeegsaday erayo tiraab oo dhamaantood wadagaaya hal hooris isaga oo yiri:

Madaxweynuhu in uu tago dadka reer Somaliland ayey dan ugu jirtaa

Kalsooni in la abuuro dadka reer Somaliland ayey dan ugu jirtaa

Walalnimada iyo Jaceylka dadka reer Somaliland ayey dan ugu jirtaa

Shacabka Soomaaliyood oo dhan guud aahan dan ayaa ugu jirta

Muqaalka Hoose Daawo Wixii Faafaahin Dheeri Ah

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...