Jeesow Oo Sidan Uga Hadlay Jadwalka Doorashooyinka

-

Xildhibaan Jeesoow oo wareysi Siiyey Telfishinka Somali Cable ayaa ka hadlay jadwalka cusub ee doorashooyinka ee ay soo saareen guddigii wada tashi qaran.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Guddiga wada tashi qaran ayaa soo saaray jadwalka doorashooyinka kaasi oo u qorna sidan

Dhaliilaha Jadwalka

Jeesow oo la hadlaayey Somali Cable Tv ayaa sheegay in aysan macquul aheyn 6 maalin gudahood in lagu soo gabagabeeyo tababar, isaga oo sheegay in jadwalka cusub uu yahay isku day fiican hase ahaate ay jiraan calaamadu su’aal weyn oo dul saaran meelaha qaarkood.

Sidoo Kale Aqri: Waa Kee Musharraxa Uu Tilmaamay Jeesow Ee Aan Madaxweyne Noqon Karin?

Faafaahinta Ka Daawo Muuqaalka Hoose

Xildhibaan Aamin Jeesow oo walaac ka mujiyey Jadwalka cusub ee Dorashooyinka ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran.

Xildhibaan Aamin Jeesow oo walaac ka mujiyey Jadwalka cusub ee Dorashooyinka ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran.

Posted by Official Somali Cable on Tuesday, 29 June 2021
Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...