Jilib Dadku Sawaaxili miyey Ku Hadlaan?

-

Ururka Al-shabaab ayaa soo abaabulay banaabax weyn oo ka dhacay magaalada Jilib ee jubada dhexe, banaanbaxaas oo qeyb ka ah ololaha “ilaa rasuulalaah” ee lagu difaacaayo rasuulka Scw ayaa ka dhacay magaalada Jilib.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Al-shabaab ayaa sheegay in bananabaxa uu ka dhacay goobaha ay maamulaan oo dhan.

Dadka banaanbaxa Jilib ka qeyb galay waxaa ku jiray waaliga alshabaab ee Jubbooyinka Abu abdalla oo isaga oo qori AK47 kor u qaadaya ku qeyliyey “in iska soo bax oo kaliya uusan ku filneyn difaaca nabiga”, waxa uuna dadka ka codsay in qorya ay soo qaataan.

Dadka Jilib Sawaaxili miyey Ku Hadlaan?

Dadka isku soo bax Jilib ayaa sitay boorar ay ku qoranyihiin luuqadaha carabiga iyo sawaaxiliga, taasi oo meesha ka saartay luuqadda Af-Soomaaliga ee deegaanka looga hadlo.

Jilib waxaa ku sugan jihaadiyiin badan oo Kenyati ah, sidoo kale Jilib ayaa hoy u ah kooxda Al-shabaab ay ugu yeeraan “muhaajiriinta” kuwaasi oo ka kala socda wadamada kala duwan ee aduunka

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...