Jooji Make Up..Arag Moodalka Cusub ee “Ismadoobeynta”!

-

Bishii Nofeembar ee sanadkii tagay waxaa markii ugu horeysay soo shaac baxay erayga “Black Fishing” kaasi oo dad badani siyaabo kala duwan u fasirteen.

Xaqiiqonews-Horumarinta Nafta

Somaaliya marka aad joogto, wey adagtahay dadku in midabka madowga ah ay u tixgeliyaan “mid soo jiidasho leh” .

ulama jeedo midabka madowga in uu yahay kan aduunka ugu fiican, laakiin marka aad aqristo sheekooyinka hoose waxa ila tahay in aad ku laaban doonto fikirkii aad ka aaminsaneyd Midabkaada madowga ah.

Alicja  waxa ay ku adkeysaneysaa in farqiga u dhaxeeya muuqaaladeeda ee labada sawir ee kore uu yahay mid caadi ah.

kan bidix waa sawirkeeda markii ay jirtay 13 sano, halka kan midigna uu yahay sawir ay dhawaan iska qaaday.

“Waan ku faraxsanahay in aan ahay gabar ka soo jeedda Polish, sidoo kale waan ku faraxsanahay in aan ka duwanahay dadka cad cad ee Polish-ka ah” ayey tiri.

Alicja oo kaliya ma ahan, waxaa jiro gabdho kale oo u badan kuwa Modelka ah kuwaasi oo bartooda Istgramk-ka sanadkii tagay ku faafiyey sawiradooda iyagoo ku faanay Jirka Madow ee yeesheen.

Sawirka gabar is madoobeysay

In ay noqdaan “Madow” , waa riyo ay leeyihiin gabdho badan oo caddaan ah kuwaasi oo midabka kafeyga ama madowga ah u arka “mid soo jiidasho leh”, laakiin caqabadda kaliye ee hortaagan waa “Warbaahinta”.

Hadii aad google-ka ka baarto erayga “Black Fishing” waxaa soo baxay in ka badan 2 milyan oo jeer in laga hadlay erayga Black fishing kaasi oo mark afkeena loo tarjuma noqonaaya “Is madoobeyn”.

Inkastoo Saxaafadda galbeedka ay meel cad ka istaageen, balse waxaa wili dardar ku socda gabdhaha caddaan ee jirkooda u badalaya madowga.

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...