Jubbland oo ugaaska beesha direed xabsiga dhigtay#aqriso xog ku saabsan sababta

-

Ciidamada amaanka maamulka Jubbaland ayaa xabsiga dhigay ugaaskii Beesha Direed ee goboladaas Faarax Cabdi Shiikh sidaas waxaa sheegay wiil uu dhalay ugaaska.
Xarigan oo ka dhacay magaaladda Kismaayo ayaa lasoo sheegayaa inuu ka dambeeyay kadib markii wiil uu dhalay Ugaaska uu dalka Koofur Afrika ku dilay wiil kale oo Soomaaliyeed.
Ugaas Faarax Cabdi Shiikh oo ah nin da’ ah ayaa ku xanuunsanaya xabsiga magaaladda Kismaayo sida uu sheegay wiilkiisa, waxaana uu codsanayaa in la sii daayo.
Wiilkan ayaa sheegay in arinta dilka ah ay tahay mid xili hore ay ka xaajoodeen reerka dilka loo geystay isla markaaana ay ku heshiiyeen in diyo la bixiyo.
Maamulka Jubbaland ayaanan wax war ah kasoo saarin arinta xariga ah ee loo geystay ugaaskii beesha Direen ee gobolladda Jubbooyinka kaas oo haatan xabsiga ku xanuunsanaya

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...