Ka Dib Markii Uu Labada Garab Ka Jabay Axmed MAdoobe..Hadda Waa Sidee?

-

Faarax Macalin ayaa Axmed Madoobe Ku tilmaamay nin ka jabay Labada garab ka dib markii uu waayey raggii garbahiisa ahaa Shariif Sikiin iyo C/Weli gaasi.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Faarax Macalin ayaa Axmed Madoobe ku sifeeyey nin meel “Cidlo ah ” taagan isagoo sheegay in dadka kaliya ee hadda taageersan Madoobe ay yihiin dad ku taageeraya qabyaalad.

“DadkaJubbland xoog ayuu ku heystaa ” ayuu yiri Faarax Macalin oo intaasi ku daray in Madoobe uu yahay nin aan caqli laheyn oo isaga soo celcelinaya khaladaadkii uu horay u galay.

Sidoo Kale Aqriso: Sidan ayuu Axmed madoobe kaga badbaaday duqeyn-diyaaradeed-oo-lala-beegsaday !

“Soomaaliya waxaa la degay muddo 40 sanadood ah hoggaamiye kooxeedyo aan aqoon lahayn oo afduubtay beelahooda, daba-dhilifyadii Tigreega waa kii ugu danbeeyay. Madoobe waa inuu raacaa saxibkiis Getachew ama Sakiin iyo Gaas..” ayuu yiri Faarax Macalin oo weerar aan hore loo arag ku hal-gaaday Axmed Madoobe oo mar kale doonaya in loo doorto Madaxweynaha Jubbaland.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...