Ka Dib Nus Qarni Uu Ehelkiisa Ka Maqnaa..Maanta Ayaa Dib Lo Heelay!

-

Mukhtaar Daahir Geedi oo ah oday 90 sano jir ah ayaa dib ula midoobay ehelkiisa oo nolol iyo geeri ku la’aa muddo dhan 50 sano.


XAQIIQO NEWS- MUUQAALO

Odaygan ayaa sanad ka hor muuqaaladiisa lagu baahiyey baraha bulshada isaga oo ku sugan meel qashin qub ah, arintaasi oo sababtay in Muna Cumar ay kafaalo qaadato mas’uuliyadda xanaaneytiisa.

Muna Cumar oo la hadashay Telefishinka Somali Cable ayaa sheegtay in daruufo la soo gudboonaaday darteed ay go’aansatay in dadka Soomaaliyeed ay la wadaagto sheekada Mukhtaar si loo helo qof kafaali qaadi karo xanaaneyntiis.

50 Sano Ka Dib

Muuqaalka ugu dambeeyey ee Telishinka Somali Cable ka sameeyey Muna iyo Mukhtaar ayaa sabab u noqday in marka kale Mukhtaar Geedi uu dib ula midoobo ehelkiisa oo aan war iyo wacaal toona u helin nus qarnigii ugu dambeeyey.

Muuqaalka Hoose Ka Daawo Faafaahin

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...